Wasiir katirsan Xukuumadda Roble oo loo doortay Xildhibaan katirsan golaha Shacabka

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta ka socota doorashada shan kursi oo kamid noqonaya kuraasta golaha shacabka ee lagu soo dooranayo Koonfur Galbeed. Kursigii ugu horeeyay oo doorashadii ka dhacday oo sumadiisu aheyd Hop184 waxaa ku tartamay Wasiirka Tamarta xukuumadda Soomaaliya Xasan Cabdinuur Cabdi iyo musharax kale oo lagu magacaabo … Continue reading Wasiir katirsan Xukuumadda Roble oo loo doortay Xildhibaan katirsan golaha Shacabka